Khasaare ka dhashay dagaal Al-shabaab iyo kooxda Macawiisleyda ku dhex aray  degmada Cadale

HomeWararka

Khasaare ka dhashay dagaal Al-shabaab iyo kooxda Macawiisleyda ku dhex aray degmada Cadale

Kooxda sida gaarka ah isku abaabushay ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa weerar culus waxa ay ku qaadeen malayshiyaad ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku

Siciid Diiriye,”Puntland Dad La Biilayo Uma Dhuminayso Xiriirka Sucuudiga” (dhegayso)
Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay Safiirka Cusub Soomaaliya ee dalkaas
Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland

Kooxda sida gaarka ah isku abaabushay ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa weerar culus waxa ay ku qaadeen malayshiyaad ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sugnaa degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Dadka deegaanka ayaa radio Daljir u sheegay in dagaalkan laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uuna ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

lama oga tirada dhimashada iyo dhaawaca ee labada dhinac, balse kooxdan ayaa dhowr jeer oo hore waxaa soo weerartay kooxda Al-shabaab.

Kooxdan la magac baxday Macawiisleyda ayaa sheegay in dantu ay ku kaliftay in ay qoriga qaataan maadaama ay Al-shabaab ay caadaysteen dhaca xoolahooda iyo dumarka ay qabaan .

Dowldda Sooaaliya ayaa dhawaan sheegtay in ay kooxdan ka taageerayso dagaalka ay ku lajiraan Ururka Al-shabaab .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: