Kenya oo wax lagu xumaado ku tilmaamtay talaabadi lagu cayriyeey safirkeedi Somaaliya.

HomeWararka

Kenya oo wax lagu xumaado ku tilmaamtay talaabadi lagu cayriyeey safirkeedi Somaaliya.

Dawladda Kenya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay Go’aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isl

23ka Abriil: Maalinta caalamiga ee buugga & xuquuda qoraalka
Isusoo bax roobdoon ah oo lagu qabtay Magaalada Garoowe (daawo)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale (Madar), Daljir Bossaso (dhegayso)

Dawladda Kenya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay Go’aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isla markaana ay ugu yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in aanay soo gaarin warqad rasmi ah oo uga timid Dawladda Federaalka Soomaaliya taas oo ay ugu yeeratay Safiirkeedii Nairobi.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: