Kenya oo soodhaweysay soocelinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya & Kenya

Kenya oo soodhaweysay soocelinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya & Kenya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal ayaa sheegtay in ay soodhaweynayso soocelinta xiriirka labada dal, una mahadcelisay doorka dowladda Qadar.

Bayaanka ayaa u ekaa mid duraya Villa Somalia ayada oo qoraalka lagu yiri “Maamulada Soomaaliya (Somali Authorities)” marnana aan soo hadalqaadin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xukumadeeda.

Halkan ka Akriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0