JOWHAR: Guddiga Doosrahada oo ka jawaabay cabsho soo gaartay

HomeWararka

JOWHAR: Guddiga Doosrahada oo ka jawaabay cabsho soo gaartay

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa ka jawaabay cabasho ay soo gudbiyeen xildhibaano ka mid ahaa musharaxiintii u tartamayay xilkaasi oo ay sheeg

Dhismaha Dekeda Berbera iyo Booqashada Madaxweyne Biixi (Sawirro)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa ka jawaabay cabasho ay soo gudbiyeen xildhibaano ka mid ahaa musharaxiintii u tartamayay xilkaasi oo ay sheegeen in gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Hirshabeelle uu faragalin toos ah ku haayo.

Guddiga waxa ay sheegeen in dib loo dhigay doorashada kursiga cabashada laga soo gudbiyay ilaa maalinta berri ah.

Waxa ay sidoo kale ugu baaqeen Musharaxiinta in ay dib ugu soo laabtaan magaalada Jowhar si ay doorashada uga qeyb galaan.

Kursigaan waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah 1. Xasan lidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: