HomeUncategorized

Jaaliyada Gobolka Sanaag ee dalka Maraykanka oo wada mashruuc wax lagu barayo gabdhaha magaalada Badhan.( Dhegayso)

Boston, Dec 23, Jaaliyada kasoo jeeda gobolka Sanaag bari ayaa bilaabay Mashruuc magaalada Badhan lagaga dhisayo Iskuul wax lagu baro haweenka, kaasoo ka koobanan doona Farsamada gacanta iyo tacliinta dugsiga H/Dhexe.

testing …
Waraysi-Weriye ruug caddaa ah oo kamid ah qaxootiga Yemen ee Boosaaso jooga.
Malayshiyaad ka tirsanaa Xisbul Islaam oo ku soo biirey ciidamada dawladda Somaliya. [Akhris …]

Boston, Dec ?23, Jaaliyada kasoo jeeda gobolka Sanaag bari ayaa bilaabay Mashruuc magaalada Badhan lagaga dhisayo Iskuul wax lagu baro haweenka, kaasoo ka koobanan doona Farsamada gacanta iyo tacliinta dugsiga H/Dhexe.

?
Maruucan ayaa waxaa maalgelinaysa Hay’ada Oxfam Waxaana qaban qaabiyey Jaaliyada ku dhaqan magaalada Boston ee kasoo jeedda gobolka Sanaag iyadoo uu qayb ka qaatay Masjidka weyn ee Boston iyo Urur lagu magacaabo Girls? Education Matters ( GEM).
?
Kamaal Maxamuud Cabdi oo kamid ah Jaaliyada kasoo jeedda gobolka Sanaag ee ku sugan dalka Maraykanka ayaa Radio Daljir u sheegay in mashruucan hada loo hayo lacag dhan $60,000 ( Lixdan kun oo doolar) ?kaasoo uu sheegay inay bixiyeen Jaaliyadda iyo Hay’ada Oxfam.
?
Wuxuu sheegay in Oxfam ay bixin doonto dhaqaalaha Iskuula sida agabka iyo Mushaharka Macalimiinta wax ka dhigi doona Iskuulka wax lagu barayo haweenka ee magaalada Badhan.
?
Sidoo kale Kamaal ayaa tilmaamay in Jaaliyadu aysan wax qabadkooda intaa ku e kayn hase ahaatee wuxuu sheegay inay qaban doonaan waxyaabo badan oo baahi weyn looga qabo marka ay dhamaystiraan Mashruuca Iskuulka.
Ugu danbayn wuxuu bulshada ku dhaqan magaalada Badhan iyo guud ahaan gobolka Sanaag inay kala shaqeeyaan sidii loo hirgelin lahaa Iskuulka gabdhaha ee magaalada Badhan.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: