Issimadda Puntland oo ku baaqay in lasii daayo Boqor Buur-madow (dhegayso)

HomeWararka

Issimadda Puntland oo ku baaqay in lasii daayo Boqor Buur-madow (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta gobalka bari waxaa maanta isugu yimid qaar kamid ah waxgaradka iyo nabadoonada gobalka bari iyago ka hadlay xariga boqo

Wafdi kasocda Dowladda Faderaalka oo kusii jeeda Baardheere
Cabdiqaadir Siciid Qaal ayaa ku guulaystay duqa cusub ee Qardho
QARDHO: Gudiga gurmadka oo shaaciyeey Lacago Cusub oo soo gaaray (Daawo)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta gobalka bari waxaa maanta isugu yimid qaar kamid ah waxgaradka iyo nabadoonada gobalka bari iyago ka hadlay xariga boqor burmadow oo kamid ah odayasha dhaqanka somaliland kaas oo maxmadda somaliland xukun ku riday dhawaan.

Waxgaradka gobalka Bari ayaa ugu baaqay somaliland in xoriyadiisa ay uso celiyaan boqor Buurmadow.

Garaad cabdulaahi Cali ciid afhayeenka isiimadda Puntland oo daljir la hadlayaay ayaa ku baqay in la siidaayo Boqor burmadow ,wariye xasan heykal ayaa waraystay garaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: