Iska hor-imaad Garoowe ku dhexmaray Ciidamadda Puntland iyo Maleeshiyaad hubaysan (dhegayso)

HomeWararka

Iska hor-imaad Garoowe ku dhexmaray Ciidamadda Puntland iyo Maleeshiyaad hubaysan (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa uu maanta Iska hor-imaad ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Maleeshiyaad hubaysan I

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimadda Eritrea (Sawiro)
Xananbuuro: “Niman Baadidoon ah iyo Nimanka Mishinka Gaalkacyo ka Fuliya baa Is-helay” (dhegayso)
Xildhibaan eedeyn u jeediyeey Somaliland oo la xiray

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa uu maanta Iska hor-imaad ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Maleeshiyaad hubaysan Iska hor-imaadkaas oo uu ku dhintay Hal Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Hoose ee Garoowe.

iska hor-imaadka ayaa salka ku haya muran dhinaca dhulka ah oo dowladu doonaysay inay burburiso guryo kuyaala Garoowe taas oo maleeshiyaadkas ay ka caroodeen deedna Iska hor-imaad uu dhexmaray.

Warbixintan Wariye Cabdifataax ayaa Garoowe ku diyaarisay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: