Hogaamiyaha Mucaraadka Kenya oo Sameyeey Jabhad

Hogaamiyaha Mucaraadka Kenya oo Sameyeey Jabhad

Hoggaamiyaha Mucaaridka Dalka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaaqay in uu sameeyay Jabhadda wax iska caabbinta ee Qaranka kaddib markii uu shalay ku dhawaaqay in uusan ka qeyb galeyn doorashada maanta ka dhaceysa Kenya.

Mr Odinga oo taageerayaashiisa shalay kula hadlayay Nairbi ayaa ugu baaqay in aysan tagin goobaha codbixinta islamarkaana u diyaar garoobaan haddii ay soo baxaan Uhuru iyo ku xigeenkiisa ay isu diyaariyaan xoreynta Kenya.

Odinga ayaa Uhuru iyo Ruto ku eedeeyay in ay laaleen sharciga dalka u yaalla islamarkaana diideen in ay aqbalaan go’aanka Maxkamadda sare ee doorashada ku celiska ah oo ay dib u dhigiddeeda ka hor yimaadeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com