Hal qof oo ku geeriyooday Burtile, khasaare hanti iyo dhaawac ayaa jira

HomeWararka

Hal qof oo ku geeriyooday Burtile, khasaare hanti iyo dhaawac ayaa jira

  Wararka Radio Daljir xaruntiisa Burtinle naga soo gaaraya ayaa sheegaya dab khasaare gaystay inuu ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmada Burtinle. Wiil uu dhalay mulkiilaha mehradda gubatay ayaa ku geeriyooday. Dhaawac ayaa jira iyo khasaare maaliyadeed, sida uu soo sheegayo wariyaheena Farateeb.

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 27-JULY-2022
DUULLAANKA LAASCAANOOD MUUSE WAA KA SHALLAYN DOONAA

 

Wararka Radio Daljir xaruntiisa Burtinle naga soo gaaraya ayaa sheegaya dab khasaare gaystay inuu ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmada Burtinle.

Wiil uu dhalay mulkiilaha mehradda gubatay ayaa ku geeriyooday.

Dhaawac ayaa jira iyo khasaare maaliyadeed, sida uu soo sheegayo wariyaheena Farateeb.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: