Gudoomiye Madaale oo xilka ka qaaday Saddex gudoomiye degmo

HomeWararka

Gudoomiye Madaale oo xilka ka qaaday Saddex gudoomiye degmo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Guddoomiyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah

Guddoomiye Madaale oo ka hadlay Qarixii Suuqa Bakaaraha
Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah
Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaan ku dhow Caabudwaaq

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Guddoomiyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyo) ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Boondheere.

Maxamed Sayid Cali ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Waabari.

Cali Axmed Farax ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Hodan.

Dhalinyaraddaan ayaa ka mid ahaa xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0