Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la yeeshay Safiirka Talyaaniga

HomeWararka

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la yeeshay Safiirka Talyaaniga

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga. Kulankaan ayaa looga

Madaxweynaha Maamulka Hiirshabeele oo eedeyn xoogan u jeediyeey Beesha Caalamka
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Muxuu noqonayaa Qorshaha Mareykanka ee ladagaalanka Al-shabaab?

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga.

Kulankaan ayaa looga hadlay sidii dowladda Talyaaniga ay taageero u siin laheyd Maxkamadda Sare ee dalka.

“Waxa aan maanta kulan muhiim ah wada yeelanay Danjiraha Talyaaniga ee Somaliya, Mudane Alberto Vecchi, oo aanu ka wada hadlay arrimaha garsoorka, tayeyntiisa, hanaanka caddaaladda iyo asluubta iyo soo-celinta xidhiidhkii u dhaxeeyey Garsoorka Somaaliya iyo ka Talyaaniga” ayuu yiri Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka.

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa taageero ka hesha dowladda Talyaaniga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: