Gudoomiyaha Barlamaanka & Madaxweyne Axmed madoobe oo kulan yeeshay

HomeWararka

Gudoomiyaha Barlamaanka & Madaxweyne Axmed madoobe oo kulan yeeshay

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nu

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha (dhegayso)
Guddoomiyaha baarlamaanka oo ka hadlay weerarkii shalay kadhacay Muqdisho
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, dhuusamareeb (dhegayso)

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe, kulanka oo looga hadlay gurmadka abaaraha iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda argagaxisada Al Shabaab.

Kulanka labada masuul ayaa diirada lagu saaray xaalada guud ee dalka gaar ahaan abaaraha ku dhuftay qeybo ka mid ah gobolada Dalka, waxaa uu Madaxweyne Axmed Madoobe warbixin ka siiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka sidii Dalka loogu xorreyn lahaa Kooxaha xagjirka ah ee dhibaatada ba’an ku haya Ummadda Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: