Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka Somaaliya oo la kulmay  Safiirada Maraykanka iyo Uk

HomeWararka

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka Somaaliya oo la kulmay Safiirada Maraykanka iyo Uk

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Shiikh Muudeey ayaa maanta Muqdisho kulamo gaar gaar ahaa

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)
Magaalada Muqdisho oo arrimaha garsoorka ee dalka looga hadlayo (sawiro)

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Shiikh Muudeey ayaa maanta Muqdisho kulamo gaar gaar ahaa kula qaatay Safiirada Maraykanka iyo Uk ee Soomaaliya.

Gudoomiye Muudeey ayaa labada safiir ee Donald Yamamoto iyo Ben Fender kala hadlay sidii ay dowladaha ay ka socdaan usii xoojin lahaayeen taageerada ay siiyaan Soomaaliya.

Kulanka uu gudoomiye Muudeey la qaatay safiirada Maraykanka iyo UK ee Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoonka baarlamaanka ayaa maalmihi ugu dambeeyay waday kulamo kala duwan oo ay la lahaayeen Xubnaha beesha Caalamka.

Diwaanka
Wararka Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0