Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi u saaray degaannada ay go’doomisay dowladda

HomeWararka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi u saaray degaannada ay go’doomisay dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa Caawa Guddi u saaray degaannada kuyaalla Bariga Gobolka Galgaduud oo la sheegay

Nugaal Region risks forfeiting its allocated Members in Puntland House of Representatives compelling relocation of the Capital City elsewhere
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Waanada Maanta – Taliye Abshir M Cabbaas, Saldhigga Qardho: “Waligiin Qof Miskiin ah Ha Dulminina” (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa Caawa Guddi u saaray degaannada kuyaalla Bariga Gobolka Galgaduud oo la sheegay inay go’doomisay dowladda Soomaaliya.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan oo katirsan Golaha Shacabka ayaa laga sugayaa inay u kuurgalaan xaaladda amni iyo midda nololeed ee degaannada kuyaalla Bariga Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: