Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta  Garoowe oo Daljir la hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Garoowe oo Daljir la hadlay (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Magaaladda Garoowe,Maxamed Cali Ciise Maxamed (Ciirro) ayaa waxaa uu sheegay in hadda ay billaabayaa qorshaha dhismaha Garoonka. Mudane ciirro ayaa waxaa uu xusay in qorshaha dhismaha Garoonka Mirre Awaare Jaamac muddo kooban ay kusoo gaba gabayn doonaan . Axmed Sheekeeye ayuu Khadka telefoonka ugu warramay . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab1324d0301006269150c2d/Waraysiga+Guddoomiyaha+Guddiga+dhismaha+Garoonka+Kubbadda+Cagta+Magaaladda+Garoowe+Maxamed+Cali+Ciise+Ciiro.mp3

GALDOGOB: Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo Furitaanka Shirka Ka hadlay
Beesha Caalamka oo ka haddashay xaaladda Galmudug
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Magaaladda Garoowe,Maxamed Cali Ciise Maxamed (Ciirro) ayaa waxaa uu sheegay in hadda ay billaabayaa qorshaha dhismaha Garoonka.

Mudane ciirro ayaa waxaa uu xusay in qorshaha dhismaha Garoonka Mirre Awaare Jaamac muddo kooban ay kusoo gaba gabayn doonaan .

Axmed Sheekeeye ayuu Khadka telefoonka ugu warramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: