Guddoomiyaha golaha degaanka dhahar oo beeniyeey in xilka laga qaaday (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha golaha degaanka dhahar oo beeniyeey in xilka laga qaaday (Daawo)

Guddoomiyihii degmadda Dhahar oo xilka laga Xayuubiyeey,kadib Kulan ay yesheen Xildhibaanada Golaha degaanka degmadda Dhahar. Cabdifataax Maxamed Salaad Guddoomiyaha xilka laga Xayuubiyeey Ayaa Radio Daljir la hadlay sharci darana ku tilmaamay qaabkii lo maray xil ka xayuubintiisa. https://youtu.be/owZAWmX2yfM

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo “waxaan diyaar u nahay inaan soo celinno wada-hadalladii Somaliland”
Jalam Khasaaro hantiyeed oo baaxad leh ayaa ka dhashay daadad ku soo ragmaday magaalada

Guddoomiyihii degmadda Dhahar oo xilka laga Xayuubiyeey,kadib Kulan ay yesheen Xildhibaanada Golaha degaanka degmadda Dhahar.

Cabdifataax Maxamed Salaad Guddoomiyaha xilka laga Xayuubiyeey Ayaa Radio Daljir la hadlay sharci darana ku tilmaamay qaabkii lo maray xil ka xayuubintiisa.

https://youtu.be/owZAWmX2yfM

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: