Guddoomiyaha Gobalka Sanaag oo digniin u diray Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Sanaag oo digniin u diray Somaliland (Daawo)

Gudoomiye Cali Xuseen Somaali Guddoomiyaha gobalka Sanaag oo Badhan ka hadlayeey ayaa shacabka gobalka Sanaag uga digay inay iska ilaaliyaan diwaan galin & dorashooyin ka socda Somaliland. Wariye Ficil Abshir Burkud ayaa warbixintan Badhan ka soo jeedinaya  

Madaxweyne Gaas oo la Shiray Reer Gaalkacyo (Cod & Sawirro)
Madaxwayne Farmaajo oo Garoowe kaga dhawaaqay inay beri tahay 1da bisha Ramadaan
Nabadoon Xarago oo haddal kajeediyeey Munaasabada soo dhaweynta Musharax Shirwac

Gudoomiye Cali Xuseen Somaali Guddoomiyaha gobalka Sanaag oo Badhan ka hadlayeey ayaa shacabka gobalka Sanaag uga digay inay iska ilaaliyaan diwaan galin & dorashooyin ka socda Somaliland.

Wariye Ficil Abshir Burkud ayaa warbixintan Badhan ka soo jeedinaya

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: