Guddoomiyaha degmadda Cadaado oo Daljir uga waramay xaalad adag oo ka jirta degmadaas (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Cadaado oo Daljir uga waramay xaalad adag oo ka jirta degmadaas (dhegayso)

Degmadda Cadaado ee Gobolka galgaduud waxaa ka jirta xaalad adag oo caaafimaad waxaana ka dilaacay xanuun loo maleynayo inuu yahay Covi_19 dad kor u dhaafaya 10 10f ayaana ku geeriyotay 3dii maalin ee u danbeysay .

Gurmad ka yimid dadka deganaka siiba ganasatda dawlad goboleedka Galmudug iyo Dawlada dhexe ayana gaaray halkaas iyadoo dhakhaatiir Dawlada dhexe halkaas geysay ay baaritaano sameeyeen aan weli la shaacin natiijadooda

Gudoomiyaha Degmadad Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo waraysi Radio daljir Caawa ayaana ka waramay sida xaalka Magaladu yahay iaydoo Madaxweynihi Galmudug uu Magaalada gaarey.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0