Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo lagu dhawaaqay (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo lagu dhawaaqay (dhegayso/Sawiro)

Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa looga dooday Mooshinka laga keenay Madaxweyne ku

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa looga dooday Mooshinka laga keenay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug.

Maalinta Berri ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb lagaga dhawaaqo Codka kalsoonida kala noqoshadda Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug.

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Baarlamaanka maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sidoo kale ku dhawaaqay Guddiga doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Maadaama xilkii horay looga qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: