Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo la magacaabay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo la magacaabay

Guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle.

Guddigan doorashada ayaa waxaa guddoomiye looga dhigey ruux dumar ah kana mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0