Gorma dib loo bilaabaya Bixinta Baasiboorka Soomaaliya

HomeWararka

Gorma dib loo bilaabaya Bixinta Baasiboorka Soomaaliya

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.

Gaalkacyo: Dhaqaatiirta oo ka shiray xanuunka Kaduudiyaha (dhegayso)
Abiy Ahmed: “Dowlado shisheeye ayaa dalkeyga faragalin ku haya”
Qaramada midoobay oo ka qeyb qaadanaysa gurmadka fatahaadda Webiyada Soomaaliya

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: