Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo tacsi u diray ehladda Marxuum Maxamed rashiid Sheikh Xasan (dhegayso)

HomeWararka

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo tacsi u diray ehladda Marxuum Maxamed rashiid Sheikh Xasan (dhegayso)

Allaha u naxariiste waxaa xalay ku geeriyooday magaaladda Hargeysa Marxuun Aqoonyahan Maxamed rashiid Sheikh Xasan oo ahaa dadka sida weyn looga yaqaa

Bosaaso: sidde looga ciiday maanta
Golaha Wasiirrada oo la horkeenay Daraasad wax looga qabanayo dhibaatooyinka ay la kulmaan wadeyaasha gaadiidka Bajaajta
Sheekh kenyaawi oo muxaadaradda Cafi walaalka ku qabtay baydhabo (Daawo)

Allaha u naxariiste waxaa xalay ku geeriyooday magaaladda Hargeysa Marxuun Aqoonyahan Maxamed rashiid Sheikh Xasan oo ahaa dadka sida weyn looga yaqaan gobaladda waqooyi iyo guud ahaan somaaliya.

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo Radio daljir la hadlay ayaa tacsi u diray Ehelada marxuumka,isago sheegay inay aqoon wanagsan isku lahayeen isla markaana uu ahaa nin wadani ah.

Maxamed rashiid Sheikh Xasan ayaa sido kale horey uga mid noqday shaqaalaha Laanta afka somaaliga ee BBC.

Sawirka Marxuum Maxamed Rashiid


Maxamed-rashiid ayaa tacliinta sare ku soo qaatay dalalka Talyaaniga iyo Britain isaga oo shahaadada ugu sarraysa jaamacadda ee PHD qaatay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: