Gaalkacyo oo xalay lagu qabtay Munaasabad lagu xusayeey Aas aaska Galmudug (Sawiro)

HomeWararka

Gaalkacyo oo xalay lagu qabtay Munaasabad lagu xusayeey Aas aaska Galmudug (Sawiro)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug waxaa xalay lagu qabtay Munaasabada aaska aaska Galmudug ee 14 ogoosto oo ku aadan marki la aas aasay Maamulka Galmudug. Munaasabad ka dhacday Gaalkacyo waxaa ka qayb galay,Maamulka Puntland masuuliyin ka tirsan degmadda Gaalkacyo iyo Marti sharaf kala duwan.

Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo ka hadlay balaarinta Dekadda Boosaaso (dhegaysio)
Shirweyne looga hadlayo la dagaallanka Xagjirnimada oo ka furmay Muqdisho
5 Carruur ah oo ku geeriyootay Madfac ku dhacay Gurigooda Beled-Xaawo

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug waxaa xalay lagu qabtay Munaasabada aaska aaska Galmudug ee 14 ogoosto oo ku aadan marki la aas aasay Maamulka Galmudug.

Munaasabad ka dhacday Gaalkacyo waxaa ka qayb galay,Maamulka Puntland masuuliyin ka tirsan degmadda Gaalkacyo iyo Marti sharaf kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: