FARIINTA RA’IISULWASAARAHA EE COVID-19 (daawo)

HomeWararka

FARIINTA RA’IISULWASAARAHA EE COVID-19 (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona V

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xaaladda Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar oo La Baarayo
Golaha Ammaanka QM oo ku baaqay in deg-deg loo qabto doorashada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus/ Covid-19 oo soo laba kacleeyay.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo farriin u diray Shacabka Soomaaliyeed ayaa yiri” Farriinteydu waxa ay ku socotaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Waxaan idinka codsanayaa in aad taxaddar muujisaan oo ka qeyb qaadataan xakameynta iyo ka hortagga cudurkan halista ah”.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: