Falanqeyn: Qudbadii xalay ee Farmaajo, ma ahayd qudbadii laga sugaayay?  (daawo)

HomeWararka

Falanqeyn: Qudbadii xalay ee Farmaajo, ma ahayd qudbadii laga sugaayay? (daawo)

Xildhibaan Siciid Surcad oo katirsan baarlamaanka Puntland ayaa hor dhignay Su’aasha ah waxa laga la dhexbixi karo qudbadii uu jeediyay xalay madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigu ka dhamaaday? Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu uwaramay.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Sucuudiga iyo somaaliya oo ka wada hadlay dib-u-qaabaynta dhaqaallaha Soomaaliya
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyeey furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka

Xildhibaan Siciid Surcad oo katirsan baarlamaanka Puntland ayaa hor dhignay Su’aasha ah waxa laga la dhexbixi karo qudbadii uu jeediyay xalay madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigu ka dhamaaday?

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: