Faahfaahin dheraad ah oo ka soo baxay Qarax ka dhacay Gaalkacyo

HomeWararka

Faahfaahin dheraad ah oo ka soo baxay Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Faahfaahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo goordhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo, qeybta Maamulka Galmudug, kaddib markii qof isku soo x

Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Boosaaso faraca Garoowe (dhegayso|daawo)
Maxaa kala Haysta Ciidanka Saldhigga Burtinle iyo Shacabka Caraysan (dhegayso)
Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed oo ka tala-dhiibteen tubta Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka

Faahfaahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo goordhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo, qeybta Maamulka Galmudug, kaddib markii qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay afaafka hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise oo lagu soo dhoweynayay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa ay ku geeriyoodeen saraakiil ciidan iyo askar ku sugneyd garoonka, xilli uu socday sugida amniga.

Sido kale Qaraxa Galabta waxaa ku geeriyooday Duqi hore degmadda Gaalkacyo dhinaca Puntland Maxamuud Tumey ,kaas oo qayb ka aha dadka geeriyooday.

Wixii ku soo kordha xaaladda Gaalkacyo wararkeena dambe kula soco insha allah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: