Faahfaahin Dheeraad ah ayaa kasoo baxaayo Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay baladweyne

HomeWararka

Faahfaahin Dheeraad ah ayaa kasoo baxaayo Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay baladweyne

Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Labo baabuur oo ah no

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Madaxda DFS iyo kuwa maamul goboleedyada oo ku wajahan Dhuusamareeb iyo amniga magaalada oo aad loo adkeeyay
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Labo baabuur oo ah nooca xamuulka qaada ayaa lagusoo waramayaa in lagu weeraray xerada Lama galaay oo ah halka ugu badan oo ay daganyihiin masuuliyiinta gobolka iyo maamulka Hir-shabelle.
Advertisement

Waxaana ku taala madaxtooyada Hir-shabelle ee gobolka Hiiraan iyo ciidamada ugu badan ee katirsan dowladda iyo maamulka Hir-shabelle

Isgaarsiinta ayaa meelaha qaar ka maqan, waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerarka ismiidaaminta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: