Ergey ka socda Mareykanka oo Israa’iil gaaray

HomeWararka

Ergey ka socda Mareykanka oo Israa’iil gaaray

Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee u dhexeeya Israa’iil iyo

DFS oo ka hadashay inay Shabaab joojiyeen Dhismaha Garoonka Stadium Muqdisho.(Daawo)
Dowladda Soomaaliya oo Faafisay Qorshaha Ammaanka Qaranka
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiin.

Hady Amr oo wuxuu la kulmi doonaa dhinacyada Israa’iil, Falastiin iyo saraakiisha Qaramada Midoobey iyadoo laga rajo qabo in la gaaro heshiis xabad joojin ah.

Militeriga Israa’iil ayaa saaka duqeymo ka fuliyay marinka Qaza halka dagaalyahanada Falastiniyiinta ay gantaallo ku garaaceen Israa’iil.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.coom

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: