Dowladda Somaaliya oo ka laabatay heshiisyo ay la gashay Shan shirkadood

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo ka laabatay heshiisyo ay la gashay Shan shirkadood

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa ka laabatay Heshiis ay horay ula gashay illaa shan shirkadood, kuwaasoo heshiis lagula galay hubinta iyo

Maraykanka oo faahfaahin kabixiyeey duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya
“Puntland waa hooyada Fadaraalka, doorashadu waa in ay noqotaa mid loo dhanyahay
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa ka laabatay Heshiis ay horay ula gashay illaa shan shirkadood, kuwaasoo heshiis lagula galay hubinta iyo illaalinta badqabka gaadiidka.

Heshiiskan oo aan horay u shaacin Wasaaradda ayaa qoraal ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Salaad ayaa lagu sheegay in lagala noqday heshiisyadii tijaabada ahaa ee lala galay shirkadaha (M.T.O Kalaawito)

Shirkadaha lagala laabtay heshiiska ayaa waxay kala yihiin General Motors, Balqiisa General, Sawaasiya General, Barwaaqo General iyo Gaagaale General.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: