Dowladda Puntland oo Guulo waaweyn ka sheegatay Dagaalka Kasocda Gobalka Sool (dhegayso)

Dowladda Puntland oo Guulo waaweyn ka sheegatay Dagaalka Kasocda Gobalka Sool (dhegayso)

Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah uga hadashay Dagaalki saaka ka bilowday Degaanka Tukaraq ee gobalka sool,iyado Puntland sheegtay inay qabsatay gadiid dagaal iyado kuwa kalena gubeen.

Afhayeenka Xukumadda Puntland Cabdulaahi Quraanjecel oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Garoowe wuxuu sheegay in dagaalka hadda hakad yar uu kuyimid Guulo waaweweyna gareen ,isago sheegay in dagaalka uu sii socon doono.

Dhinaca kale Afhayeenku wuxuu sheegay in shacabka magaaladda Laascanood ee gobalka sool caburin xoogan ay ku hayaan Ciidamadda Maamulka somaliland isla markaana Ciidamo laga keenay Hargeysa iyo Burco ay caburin ku hayaan shacabka lascanood

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • guul guul guul puntland

  • Dalka kasocda kulahaa

  • Qoralka cinwanka saxa