Dowladda kenya oo dalkeeda ka mamnuucaysa siyaasiyinta Somaliyeed (Daawo)

Dowladda kenya oo dalkeeda ka mamnuucaysa siyaasiyinta Somaliyeed (Daawo)

Kenya ayaa qorsheyneysa inay dalkeeda ka mamnuucdo siyaasiyiin iyo saraakiil Soomaali ah iyadoo ay diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sarkaal oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ka mamnuuci doonto inay soo galaan dalkeeda.

Hoos ka daawo Warbixin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Kiinyo waxeeduwaa daandansicad
    Waxay ilatahay nayna waxbanaga qaadikarin

  • NUURKANEDERLAND100% 6 months

    YAA IS GAARAYBA.
    KENYA WAXAY INAGA RAADINAYSO WAY INAGA HELI,JECLIYAA INAY NASOO DAANDAANSATO WAAYO? WAA “REER AAN DOONAYEY ROOB MA IGU ERYEY”
    SIDA ILLAAHAY INOOGA ADAGYAHAY BAANU KENYA UGA ADAG NAHAY 100% !!.