Dowladda dhexe oo diwaangalinaysa dhakhaatirta dalka ka howlgala

HomeWararka

Dowladda dhexe oo diwaangalinaysa dhakhaatirta dalka ka howlgala

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay billaabey

Laascaanood & Shacabka oo guryahooda dib ugu laabtay
Shirkii Madaxda Maamul gobaleedyada & DFS oo Maalintii Labaad Galay
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 1aad

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay billaabeyso dhawaan diiwaangelinta iyo Shati siinta Isbitaallada iyo Dhaqaatiirta ka howlgasha dalka.

Wuxuu sheegay in looga baahan yahay inay kala Shaqeeyaan Arrintaas Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed si ay Bulshadu u helaan Dhaqaatiir iyo Isbitaallo tayo leh oo si wanaagsan ugu adeega.

Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in ay ka Shaqeeynayaan sidii loo hubib lahaa in dhaqaatiirta ka Shaqeeysa ay yihiin kuwii ku haboonaa oo fursad u heysta inay dadka daaweeyaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: