Dibad bax looga soo horjeeday dowladda oo kismaayo ka dhacay (Sawiro)

HomeWararka

Dibad bax looga soo horjeeday dowladda oo kismaayo ka dhacay (Sawiro)

Banaan bax looga soo horjeedo amarkii dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku soo rogtay duulimaadyadii diyaaradaha ee Kismaayo ayaa maanta waxa uu ka

Madaxweyne Ku-xeenka Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayey Safiirka Dalka Yaman Ee Soomaaliya.
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus

Banaan bax looga soo horjeedo amarkii dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku soo rogtay duulimaadyadii diyaaradaha ee Kismaayo ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Kismaayo, waxaana soo qaban qaabiyay maamulka Axmed Madoobe.

dadka dibad baxa dhigayay ayaa sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ah Go’doomin gobol guul ma aha, Shacab laduleeyo guul ma aha, Diyaarad joojin dowladnimo ma aha.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: