Dibab baxyada looga soo hor-jeedo dowladda Ciraaq oo sii  xoogaysanaya

HomeWararka

Dibab baxyada looga soo hor-jeedo dowladda Ciraaq oo sii xoogaysanaya

Kumanaan kun oo Ciraaqiyiin ah ayaa maanta isugu soo baxay  waddooyinka  caasimada Ciraaq ee Baqdaa,iyagoo ka caraysan hoose udhaca dhaqaale ee ku yim

Caawa & Daljir iyo Cumar lakiman Boosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kumanaan kun oo Ciraaqiyiin ah ayaa maanta isugu soo baxay  waddooyinka  caasimada Ciraaq ee Baqdaa,iyagoo ka caraysan hoose udhaca dhaqaale ee ku yimid dalka  oo ay sabab utahay dowladda taagta daran ee dalkaasi xukunta,

 

shacabka ayaa ka cabanayay mudooyinkii udambeeyay musuq maamuq iyo dhahaqaale xumo hareeyay Hay’adaha dowladda.
waxa ay xireen dekeda caanka ah ee Umu-Qasra iyagoo waddooyinka ku gubayay taayaro.

intii ay dibad baxyada socdeen maanta waxaa la bililiqaystay goobo ganacsi oo ku yaalay waddooyinka hareerahooda.

Diba baxayaasha waxa ay dalbanayaan in madaxda ugu saraysa dalkaasi ay xilka iska casilaan maadaama ay fashilmeen.

Dastuurka ciraaq qodobadiisa  40aad 39aad 38aad ayaa qeexaya in shacabku ay xaq uleeyiniin shacabka in xuquuqdooda ay u cabirikaraan si xor ah.

Dowladda Ciraaq  ayaa wajahaysa dibad baxyada shacabka uga imanaya ee sabababay hoose hudhaca dhaqaalaha iyo weeradada kooxaha Argagixisada ah ee dowladd ka soo hor-jeeda.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: