Dhulballaarsiga Itoobiya, dagaalkii xoreynta Soomaali Galbeed & siyaasadda maanta ee Abiy Axmed (wareysi | dhegayso)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dhulballaarsiga Itoobiya, dagaalkii xoreynta Soomaali Galbeed & siyaasadda maanta ee Abiy Axmed (wareysi | dhegayso)

Qaybtii 1aad ee Waraysi Halgamaa Xasan Jabhad Halgamaa Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad" oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa no

Jigjiga oo laga helay qofkii ugu horreeyey ee looga shakiyo COVID-19
AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA
Jabhadda ONLF | JWXO oo Dhagaxbuur shir ku qabatay

Qaybtii 1aad ee Waraysi Halgamaa Xasan Jabhad

Halgamaa Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa nooga warramay xaaladda dalka Itoobiya, damaceeda dhulka Soomaaliya, duulanadii dhacay, iyo dagaalkii weynaa ee ugu danbeeyey ee 1977, siiba kii aagga Jigjiga, laguna jabiyeey Itoobiya.

Xasan Jabhad waxa uu il gaar ah ku fiirinayaa siyaasadda maanta ee dahsoon ee Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo soo nooleyntiisa siyaasadda fog ee Abbaysinia kuna dhisan damaca ah in uusan jirin dhul Soomaaliyeed ee dhulku yahay dhul Itoobiya, xeebaha Saylac illaa iyo xeebta Banaadir.

Hoos kaga bogo waraysiga Xasan Jabhad, QAYBTA 1-aad

Diiwaanka wararka

Radio Daljir


Qaybta 2aad

Dagaalkii KAARAAMARDHA, guushii CXD Soomaaliyeed & qorshaha maanta ee RW Abiy Axmed

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: