Dagaalkii KAARAAMARDHA, guushii CXD Soomaaliyeed & qorshaha maanta ee RW Abiy Axmed

Qaybtii 2aad ee waraysiga Halgamaa Xasan Jabhad Halgamaa Xasan Jabhad waxa uu waraysigan ugu jawaabaya RW Abiy Axmed iyo taalada uu yiri waxaa laga dhisayaa buurta Kaaraamardha, looguna “dabaaldegaynaa guushii Kaaraamardha oo aan si dhab ah oo aan leexleexad lahayn uga guuleysanay ciidamadii Soomaaliya ee nagu soo duulay.” Waxaa kale oo Xasan Jabhad falaanqaynayaa dagaalkii … Continue reading Dagaalkii KAARAAMARDHA, guushii CXD Soomaaliyeed & qorshaha maanta ee RW Abiy Axmed