HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xulkii kubadda cagta Puntland oo Garoowe lagu soodhoweeyey.

Garoowe, July 31 2016--Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha ee Kanooko Airport oo dhanka waqooyi Bari ka xiga magaalada Garoowe lagu soodhoweeyey xulka kubadda cagta Puntland.

M/weyne Shariif iyo wafti uu hoggaaminayo oo ka qaybgalaya shirka wadamada Islaamka.
Baahin: Sabti, Jun 11, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Garowe. R/wasaare Farmaajo oo is-casilaadiisa shuruud uga dhigay codka mudanayaasha baarlamaanka; Xil. Xareed oo qorshaha is-casilaada ee R/wasaare Farmaajo ku sifeeyey sharci darro; Mudaaharaad lagu taageeray R/wasaare Farmaajo oo ka dhacay magaalada Buuhoodle, Cayn; Aas qaran oo loo sameeyey wasiirkii amniga ee dawlada federaalka ah ee Somaliya.
Xasan Sheekh oo u Mahad-celiyay Beesha Caalamka

Garoowe, July 31 2016--Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha ee Kanooko Airport oo dhanka waqooyi Bari ka xiga magaalada Garoowe lagu soodhoweeyey xulka kubadda cagta Puntland.

Xulka kusoo guulaystey koobkii kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo boqolaal shacab ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: