HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiir ka badbaadey qarax lala beegsaday.

Muqdisho, Aug 08 2016--Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah ka soo gaarin Qarax xalay ka dhacay Banaanka Carwo uu ka adeeganayay oo ku taala wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

(Dhagayso) Qaar ka mid ah waxgaradka gobollada SSC oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray Cali Khaliif Galayr, taageerayna hishiiskii Garowe
M/wayne Faroole oo cambaareeyay weerarka Soomaliland ay kusoo qaaday Buuhoodle,isagoona qaswadayaal ku tilmaamay maamulka Khaatumo.
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Shaaciyay xiliga loo Fariisnayo imtixaanada Dugsiyada Sare [DHAGAYSO]

Muqdisho, Aug 08 2016–Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah ka soo gaarin Qarax xalay ka dhacay Banaanka Carwo uu ka adeeganayay oo ku taala wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.  

Mudane Wasiir Nuux ayaa sheegay markii uu ka degay Gaariga in lagu soo tuuray Walxaha Qarxa, sidoo kalena uu dhaawac ka soo gaaray mid ka mid ah dadkii la socday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: