DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee Garoonka diyaaradaha ee Galkacyo.

Galkacyo, Aug 06 2016–Maamulka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wararkii saaka soo baxay ee ahaa in Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ay qabsadeen ciidamo kayimid magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf Saciid Cabdiraxmaan Yuusuf  Dhagawayne oo Warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Garoonka ayaa sheegay in aan la qabsan garoonka, waxaana uu sheegay in amnifga garoonka ay gacana ku hayaan Ciidanka Difaaca dawladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0