HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka Galmudug oo dalbaday ciidamo AMISOM ah.

Cadaado, Aug 12 2016-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in maamulkiisa ay dalbadeen in ciidamo AMISOM ah la keeno Magaalada Cadaado si ay u sugaan amaanka.

AKHRISO Magacyada gudiga doorashada gudoonka barlamaanka Soomaaliya.
Daawo Sawirada soo dhoweynta Madaxweyne Faroole ee magaalada Boosaaso.
1 qof ayaa dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay ciidanka Kenya ee Maandheera.

Cadaado, Aug 12 2016-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in maamulkiisa ay dalbadeen in ciidamo AMISOM ah la keeno Magaalada Cadaado si ay u sugaan amaanka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in magaalada Cadaado ay dhowaan ka dhici doonaan Doorashooyinka maamulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: