DHEGEYSO-Duufaan ku dhufatay qaybo kamid ah xeebaha Bari ee Puntland.

Boosaaso, Feb 04 2017-Wararka aanu kahelayno xeebaha gobolada Bari, Gardafuu iyo Karkaar ee Puntland ay ka jirto kacsanaan badda ah iyo dabaylo aan horay looga baran xeebaha goboladaasi.

Qaar kamid ah dadka kunool xeebaha goboladaasi ayaa sheegay in xaaladdu ay aad u kacsan tahay islamarkaana ay jirto dabayl aad u xoogan iyo mowjado dhanka badda kadhacaya.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0