HomeUncategorized

DHEGEYSO-Culimada Soomaalida oo ka digeysa ka qaybgalka Merry Chrismass.

Muqdisho, Dec 24 2016-Qaar kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa waxa ay uga digeen shacabka Muslimka ah gaar ahaan kuwa kunool deegaamada Puntland inay ka dheeraadaan arrimaha la xiriira ciida Kirismaska.

Soomaaliya oo beenisay gebi ahaanba war-bixintii UNMG, kadib baaris dheer (War-saxaafadeed)
DHEGEYSO-Tartan kubadda cagta ah oo ka furmay magaalada Garoowe.
Baahin: Axad, Jun 26, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Munaasabado lagu maamuusay xuska 26-ka June oo ka dhacay gobollada Somaliya aan ka ahayn Somaliland; Taariikh-nololeedka Dambi-baare C/salaam Cali Saylaan oo lagu dilay Galkacyo; D/Sare ee Manaaratul Baydaa ee Bossaso oo qaaday koobka kubadda cagta ee Dusgiyada Sare ee Puntland; Warbixin ku saabsan weerar xalay lagu qaaday fariisin ciidanka Somaliland ay ku leeyihiin duleedka Widhwidh.

Muqdisho, Dec 24 2016-Qaar kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxa ay uga digeen shacabka Muslimka ah gaar ahaan kuwa kunool deegaamada Puntland inay ka dheeraadaan arrimaha la xiriira ciida Kirismaska.

Culimaa’udiinka oo gelinkii dambe ee shalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo saareen bayaan ka koobnaa dhowr iyo 10 Qodob, kaas oo ku aadan u dabaal degida Ciida Kirismiska iyo waliba in la xuso sanadka cusub.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: