HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ciidamada ammaanka oo howlgalo kawada Muqdisho.

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM ayaa Xalay Howlgal Saacado badan qaatay oo Lagu Soo Qab-qabtay Dad Fara Badan waxa ay ka sameeyeen Degmada Howlwadaag ee Gobalka Banaadir gaar ahaa Qeybo ka mid ah Xaafada Tookiyo Degmadaasi

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Khamiis_21
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida Xarunta Boosaaso iyo Kooshin.
Saddex ka mid ah culimada Tabliiqa oo ku dhintay shil maanta ka dhacay duleedka Qardho (Dhegeyso)

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM ayaa Xalay Howlgal Saacado badan qaatay oo Lagu Soo Qab-qabtay Dad Fara Badan waxa ay ka sameeyeen Degmada Howlwadaag ee Gobalka Banaadir gaar ahaa Qeybo ka mid ah Xaafada Tookiyo Degmadaasi  

Howlgalkaan oo ay si Wada jir ah ay u fulinayeey Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya ay Wehliyaan Kuwa Howlgalka AMISOM ayaa inta uu Socada waxaa ay Ciidamadu ay Gacanta ku Dhigeen Dhalinyaro Faro badan Xiligaas ku sugnaa Xaafada Tookiyo Degmada Howlwadaag ayagoon Hakad galiyey Dhaq-dhaqaaqa guud ee Dadka iyo Gaadiidka.  

Mid kamid ah Dadka ku Nool Xaafada Tookiyo oo Faah-faahin ka bixisay ayaa Sheegaty inay indheheedu ay qabteen Ciidamada Nabad Sugida iyo Kuwa AMISOM oo qa-qabanaya Dhalinyarada Xaafada isla markaan indha ka xiraya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: