HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdullaahi C Kooshin

Muqdisho Jan 07 2017-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Muqdisho kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

Soomaalida UK oo London kula kulmay Safiirka Koonfur Afrika ee dalkaas
FAAHFAAHIN: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo ka warbixiyay Qaraxii Garowe [DHAGAYSO]
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio Daljir oo caawa si rasmi ah u bilaabanaya.

Muqdisho Jan 07 2017-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Muqdisho kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.  

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: