HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Boosaaso, Dec 12 2016--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka xarunta Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

Baahin: Axad, Aug 21, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Muqdisho ka bixitaankii Al-shabaab kadib; M/weyne Shariif oo ka hadlay is-badellada dhacay; Sugidda amniga ee Muqdisho Al-shabaab kadib; R/wasaare Gaas oo ka hadlay qorshaha dawlada; Waftigii Puntland ee booqanayey degmooyinka gobolka Bari oo ku soo laabtay Bossaso, kana xog warrmay la-kulamadoodii.
Iska-hor-imaad hubaysan oo ka dhacay miyiga degmada Rako ee gobolka Karkaar, una dhexeeya dad reer guuraa ah.
Baahin: Salaasa, Mar 13, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Gaagaab oo sharci darro ku tilmaamay ergada 480-ka ee ansixinaysa dastuurka Puntland, ugana digay M/weyne Faroole xilli kororsi; Khaatumo oo beenisay in dawlada federaalku ay aqoonsiga kaala laabatay; AMISOM oo sheegtay in ay Al-shabaab ka xorayn doonaan Somaliya oo dhan; Wasaarada qorshaynta ee Puntland oo soo bandhigtay waxqabadka Puntland ee sannadahan dambe.

Boosaaso, Dec 12 2016–Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka xarunta Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: