Dhalinyarada qardho oo makktabad Guud ka hirgalinaya magaaladaas (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyarada qardho oo makktabad Guud ka hirgalinaya magaaladaas (dhegayso)

Dhalinyarada magaalada Qardho ee xarunta gobalka karkaar ayaa maalmihii ugu dambeyeey waday dhaqdhaaqyo ay ku dhisayaan maktabad guud oo ay yeelato de

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ka shiray howlgallada ka socda gobolka Hiiraan
Soomaaliya oo Kamid Noqotay Dalalka Iran Ganacsi Xoog Leh la Leh (warbixin)
Jamaal iyo Xildhibaanimadiisa | Guurtida Dhahar maxay ka dheheen? (daawo)

Dhalinyarada magaalada Qardho ee xarunta gobalka karkaar ayaa maalmihii ugu dambeyeey waday dhaqdhaaqyo ay ku dhisayaan maktabad guud oo ay yeelato degmadda Qardho.

Maamulka gobalka ayeey shegeen inay ka caawin donaan dhismaha makktabadan sido kalena waxay ku jiraan qaaran aruurin,iyago dhalinyaradu iska bilaabeen qaaran aruurinta.

Saleebaan Bashiir Ciise oo ah gudoomiyaha Qaaran Aruurinta dhismaha Makktabada oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa ka hadlay muhiimada ay u leedahay dhismaha makktabadan.

https://soundcloud.com/user-995878235/waraysi-gudoomiyaha-gudiga-loo-xilsaaray-dhaqaale-aruurinta-magtabada-qardho

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: