HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Xildhibaan Cabdalla Bare Jibriil oo ka hadlay Xiritaanka Radio Daljir

Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo katirsan mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay in la xiro idaacadda Daljir iyadoo aan wax sharci loo marin , xildhibaanka ayaa dhanka kale usoo jeediyay dowladda inay kula xisaabtanto wasiirka warfaafinta hadalkii uu ugu hanjabay saxaafadda dil iyo xabad inuu isugu dari doono, sharcina uu aqoon.

M/weyne Shariif oo shir jaraa?id ku qabtay Villa Somaliya, kana hadlay kulanka uu la yeelan doono Hillary Clinton. [Akhris …]
RW Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK
Islaamiyiinta ka dagaalama Muqdisho oo qabsaday goobo ay ka mid tahay xaruntii baarlamaanka Somaliya & goobo kale. [Dhegaysi …]

Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo katirsan mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay in la xiro idaacadda Daljir  iyadoo aan wax sharci loo marin  , xildhibaanka ayaa dhanka kale usoo jeediyay dowladda inay kula xisaabtanto wasiirka warfaafinta hadalkii  uu ugu hanjabay saxaafadda dil iyo xabad inuu isugu dari doono, sharcina uu aqoon.



Waxaa uu khadka taleefanka uu ugu waramay Maxamud Cabdi Ibraahim

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: