HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir 12 – March- 2016 Wariye Cabdinaasir Maxamed Cali (Daljir Gaalkacyo)

Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunta ay ku leedahay Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdinaasir Maxamed Cali. Qodobada ugu waawayn ee aad ku maqli-doontana waxaa ka mid ah:

Qardho: Dareenka iyo jawiga goobaha codaynta Qardho ee saakay
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay agagaarka beesha cagaara.
Finland oo ka Fiirsanaysa Dadka Magan-galya Doonka ah
Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunta ay ku leedahay Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdinaasir Maxamed Cali. Qodobada ugu waawayn ee aad ku maqli-doontana waxaa ka mid ah:
 
Baarlamaanka DF oo soo saasaaray go’aamo ammaanka dalka la xiriira
 
Xiisado dagaal oo ka taagan gobolka Cayn 
 
6 qof oo lagu eedeeyay Qaraxii Baydhabo oo maantay toogasho lagu xukumay
 
Puntland oo shaqaalaha dawladaha hoose ku samaynaysa tayayn
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: