HomeUncategorized

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_15

Sabti, Ogoosto 15, 2015 (Daljir) —ku soo dhawaada barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo wariye Cabdifataax Cumar Geedi oo idin kaga soo jeediyay xarunta Daljir ee Garowe

?Gudd. gobolka Nugaal oo aan ka waraysanay qorshaha amni-sugidda bulsheed ee laga hirgaliyey Puntland.
Qarax baabuur loo adeegsaday oo ka dhacay madaarka magaalada Jalalabad ee dalka Afghanistan.
Dowladda Soomaaliya oo xoojisay howl-gallada ka dhanka ah al-shabaab ee ka socda gobolka Bakool

Sabti, Ogoosto 15, 2015 (Daljir) —ku soo dhawaada barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo wariye Cabdifataax Cumar Geedi oo idin kaga soo jeediyay xarunta Daljir ee Garowe

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: