Caawa & Daljir | Axad 06 March 2016 | cFataax Cumar Geeddi

HomeCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir | Axad 06 March 2016 | cFataax Cumar Geeddi

Garowe, 06, March, 2016 - Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Garowe, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah.rn

CAAWA & DALJIR | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | GAROWE
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Xasan Haykal.
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Garoowe: 06 March  2016 – Dhegayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanay Daljir Garoowe. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:

    • Maxamed Abshir Walde oo ku geeriyooday Nayroobi iyo Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Juxa oo nooga warramay aas Nairobi loogu sameeyay AU Marxuun Maxamed Abshir Walde
    • Cali Khaliif Galayr oo asna ka warramay aqoonta uu u lahaa Marxuun Maxamed Abshir Walde

Qodobada waxaa kale oo caawa kamid ah: Xaggee marayaa mashruucii Jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo ? Waraysi arrimahaasi ku saabsan kaga bogo.

Askar xukun ay ku riday Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka dhagayso barnaamijka oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: